Puntland oo maanta bilowday Buufinta Ayaxa (dhegayso)

Puntland oo maanta bilowday Buufinta Ayaxa (dhegayso)

Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay Puntland ku wareejisay ayaa waxaa ay buufinta Ayaxa Maanta oo Talaado ah ka bilaabeen deegaanka Godobjiraan ee Gobolka Nugaal.

Wasaaradda degaanka Beeraha Dowladda Puntaland ayaa ka hadashay buufinta ayaxa ee Maanta la bilaabay.

Hadab si aan arimahaas iyo sia wax u socdaan xog uga helno ayaanu khadka taleefanka kula xiriirnay Wasiiru dawlaha wasaaaradda degaanka beeraha iyo isbadalka Cimilada Puntland Cabdirashiid Cali Geelle oo shaqada wasaaardda sii wada tan iyo markii wasiirkii Wasaarada laga helay xanuunka Covid-19 .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com