Puntland oo Isku Duuban: RW Kheyre Soodhawoow! (sawiro)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Puntland oo Isku Duuban: RW Kheyre Soodhawoow! (sawiro)

Shacabka Puntland iyo madaxdooda oo isku duuban ayaa shalay oo taariikhdu aheyd 29 Luulyo waxa ay si aan kalahar laheyn oo kal iyo laab ah Puntland ug

PRESIDENT HASSAN SHEIKH PROMOTES SEPARATIST MP MAAREEYE TO MINISTER BUT IGNORES UNIONISTS AWDAL AND SSC
Rooxaani oo Sacuudiga u Digay: Iran baa saaxiib kuu ah ee Maraykan iyo Yuhuud saaxiib ha moodin
Xasilinta amni ee Caabudwaaq iyo tallaabooyinka Ciidanka Xooggu (CXD) qaadeen

Shacabka Puntland iyo madaxdooda oo isku duuban ayaa shalay oo taariikhdu aheyd 29 Luulyo waxa ay si aan kalahar laheyn oo kal iyo laab ah Puntland ugu soodhaweeyeen RW Kheyre. Waa safarkii ugu horreeyey oo Kheyre ku yimaado Puntland tan iyo intii uu noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Kheyre ayaa la filayaa in uu Puntland sii joogi doono hal asbuuc, uuna dhagax dhigi doono mashaariic kala duwan, asaga oo isla markaasna la kulmi doono qaybaha bulshada reer Puntland oo ay ugu horreeyaan isimadda iyo hoggaanka dhaqanku.

Hoos ka daawo sawirada soodhaweynta RW Kheyre iyo waftigiisa.

  

  

   

  

  

  

  

  

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: