Puntland oo Imaradka uga mahadcelisay soo dhaweynta shacabka Somaliyeed (Warsaxafadeed)

Puntland oo Imaradka uga mahadcelisay soo dhaweynta shacabka Somaliyeed (Warsaxafadeed)

Puntland ayaa dowladda Isutaga Imaraadka Carabta waxay uga mahadcelisay Soo dhaweynta iyo daganaanshaha ay siisay shacabka Somaliyeed iyo waliba dal ku galka Imaraadka.

Hadalkan ayaa lagu sheegay Warsaxafadeed kaso baxay Aqalka Madaxtooyadda Puntland,iyado Lagu amanay dowladda Imaradka qaabka wanaagsan ay shacabka ay ugu soo dhaweysay dalkeeda Somaali farabaddan.

Hoos ka akhri

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • cabdi iyo reer puntlanow waxaa jira mahmah somaliyed waxay oranaysaa ishii laga arkaa ushii
    lagu tumaa, waa mudo dhan inta aan ku jirno wax kasta dhanka xamar u leexi wa (52 ) sano
    markaa ma waxaad tihiin atowfiiyo bal uba muuqateen mar hadaydan lahayn wax fal celin ah,
    waxaad tiri war anigu part of somaliya waanad ku qatantahay,bal dhib kuu sii dheer iyo
    braodcastiga oo lagaa aflagaadeeyo, iyo qorshe ay hada layimaadeen oo ah hanala raali geliyo
    adeer sheekadu saa ma aha, nimankii somaali saa u galay baad tahay raali gelin mar ha iwaydiin
    (XAMAR SOMALIYA MA,AH SOMALINA XAMAR MA,AHA OO BILAAHIUYA WAA SAX KELIMADAA)
    AMA QAATA AMA KATAGA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com