Puntland oo Beenisay Hadal ka soo Yeeray DFS (War Saxaafadeed+cod)

Puntland oo Beenisay Hadal ka soo Yeeray DFS (War Saxaafadeed+cod)

Madaxda wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si kulul u beeniyey hadal ka soo yeeray dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo ku aadanaa in Puntland xagal daacisay shir Soomaalida uga furmi lahaa jasiiradda dhacda xeebaha koonfureed ee Qaaradda Africa ee Siishalis.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com