Site icon Radio Daljir

Puntland oo fasaxday shaqaalaheeda Maalmaha xoriyadda Awgeed (Akhriso)

Wasaaradda Shaqada,shaqaalaha,dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa shaacisay in dhamaan shaqaalaha ka hawlgala deegaanada Puntland ay fasax yihiin Bari oo taariikhdu tahay 26 June oo ku beegan maalintii ay Xorriyadda qaateen gobolada Waqooyi ee dalkeena.

Exit mobile version