Puntland oo dagaalka Mudug ku eedeesay dowladda dhexe (daawo)

Puntland oo dagaalka Mudug ku eedeesay dowladda dhexe (daawo)

Gudoomiyaha gobolka Mudug

Gudoomiyaha gobolka Mudug "Dawlada Federalka ah ayaa hurinaysa colaada Towfiiq waxaan haynaa cadaymo." ayuu yiri Axmed Muuse Nuur.Wuxuu sheegay in maanta garoonka Cabdilaahi Yuusuf ee Gaalkacyo ay ku soo khaldantay oo soo fariisatay diyaarad ciidan oo doonaysey inay qaado dadkii dhanka Galmudug kaga dhaawacmay dagaalka shalay."Waxaan dhahnay labada Dhaawac waa isku mide qaada waxay dhaheen anaga amar uma haysano inaan Dhaawac aan ka dhanka Galmudug ahayn qaadno." ayuu yiri.

Posted by Radio Daljir on Tuesday, December 10, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com