Puntland oo Ciidamo Horeleh u Dirtay Gobolka Sool iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo

Puntland oo Ciidamo Horeleh u Dirtay Gobolka Sool iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo

Dowladda Puntland ayaa ciidan xoogan geysay aaga degmada Tukaraq ee gobolka Sool, ciidankaas oo ka hor tagay in Soomaaliland ay diiwaan galin doorasho ka sameyso Tukaraq iyo wixii kasoo sokeeya.

Ciidankaan dowladda Puntland ka socda oo ah ku kumaandooska ayaa ka ambo baxay magaalada Garowe, difaac xoogan ka sameyteen Tukaraq, sida uu Puntlandnews u xaqiijiyay sarkaal ku sugan aagaas.

Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdulaahi yuusuf Dowlad ayaa Somaliland uga digay inay kusoo xad gudubto xuduudaha Puntland, isagoo sheegay arrintaasi inay Puntland ka xigto dagaal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com