Puntland oo Ciidamo Horeleh u Dirtay Gobolka Sool iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo

Dowladda Puntland ayaa ciidan xoogan geysay aaga degmada Tukaraq ee gobolka Sool, ciidankaas oo ka hor tagay in Soomaaliland ay diiwaan galin doorasho ka sameyso Tukaraq iyo wixii kasoo sokeeya.

Ciidankaan dowladda Puntland ka socda oo ah ku kumaandooska ayaa ka ambo baxay magaalada Garowe, difaac xoogan ka sameyteen Tukaraq, sida uu Puntlandnews u xaqiijiyay sarkaal ku sugan aagaas.

Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdulaahi yuusuf Dowlad ayaa Somaliland uga digay inay kusoo xad gudubto xuduudaha Puntland, isagoo sheegay arrintaasi inay Puntland ka xigto dagaal.


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Puntland oo Ciidamo Horeleh u Dirtay Gobolka Sool iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo”

  1. Bari bari

    Turaq miyaa xuduudku hhhhhhh

  2. Maxamada jaamac

    Ciidamada puntland soomaaliland laascaanod kasaara

  3. Maxamada jaamac

    Ciidamada puntland waxan liyah isdifaaca

  4. Maxamada jaamac

    Awooda puntland ismalihi soomaaliland qabsansa

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com