Site icon Radio Daljir

Puntland oo 21-sano kadib aqoonsi u samaynaysa shaqaalaha dowladda (dhegayso)

Puntland malahan tirakoob dhamaystiran oo shaqaalaha dowladda ah, waxaana inta badan shaqaalaha dowladda ay yihiin kuwii geeriyooday, kuwii tagay iyo kuwii dhintay tan iyo dhismihii Puntland kuwa mushaar lagu sii bixiyo.

Wasiirka cusub ee dhalinyarada, shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland ayaa markii u horaysay sheegay inay saxayaan shaqalaaha dowladda oo ay wadaan, in kaarar loo sameeyo.

Hoos kadhagayso warbixin Khadar Cawl Ismaaciil uu ka diyaariyay.

Exit mobile version