Site icon Radio Daljir

Puntland: “Mudaharaadayaal Xarumo Ganacsi Dab Qabadsiiyey” (dhegayso)

Mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Burtinle ayaa sababay in dadkii mudaaharaadaayay ay dab qabad siiyeen goobo ganacsi ayna xireen dhamaan wadooyinkii magaalada soo garaalay. taas oo qal qal galisay Amnigii magaalada.

Ciidamada Booliska ee dagmada oo iskudayay in ay arintan xakameeyaan ayaan usuurtagalin waxaa kudhaawacmay mudahaardkan Qaar kamid ah Askarii iskudayday in ay xakamadso dadkii banaan baxaayay .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5969f8ae0301009ebfe24985/Taliye+xigeenka+Xasab+burtinle+.mp3?_=1
Exit mobile version