Site icon Radio Daljir

Puntland ma ka Dhici Kadhaa Doorasho Qof iyo Cod ah: Aragtida Shacabka Qardho (dhegayso)

Shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa arragtiyo kala duwan ka dhiibtey asxaabta xisbiyada badan ee Puntland iyo haddii ay kadhici kadho doorasho hal qof iyo hal cod ah.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596c8b190101006656957264/2019+doorashada+puntland+ma+noqon+doonta+hal+qof+hal+mise+ma+noqon+doonto.mp3?_=1
Exit mobile version