Site icon Radio Daljir

Puntland iyo Galmudug oo gudiyo u saaray wadahadalada Galkacyo.

Galkacyo, Nov 13 2016–Guddi ka kooban 18 xubnood ayaa loo magacaabay in ay dhameystiraan heshiiskii shalay Magaalada Gaalkacyo ay ku gaareen Madaxda Maamullada Puntland iyo Galmudug.

Gudiga Puntland

  1. Xasan Maxamed Abgaalow Gudoomiyaha Gobalka Mudug.
  2. Maxamed Yaasiin Tumey Duqa magaalada Gaalkacyo.
  3. Jen, Muxuyadiin Axmed Muuse Taliyaha La dagaalanka Argagixisada.
  4. Col, Cabdul Warsame Cusmaan Taliye oo katirsan ciidamada Difaaca.
  5. Cabdi Diiriye (Cabi Qurux) Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  6. Xuseen Gurey Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  7. Abdulaahi Aaden Gaas Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  8. Maxamed Quute Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  9. Sh Abshir Abdirahmaan Yusuf Wadaad kamid ah Culumada Ahlu Suna Mudug.

Guddiga Galmudug

  1. Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug
  2. Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug.
  3. Xirsi Yuusuf Barre Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug
  4. Cabdulqaadir Jaamac Seed Waxgaradka Nabadoonada.
  5. Cabdikariim Sheekh Axmed
  6. Xasan Faarax Barre
  7. Cabdicasiis Cabdulaahi Cabdi
  8. Cabdi Jaamac Cabdulle
  9. Cabdinaasir Cabdi Faarax

Daljir.com

Exit mobile version