Prof: Yaasiin Xaaji Claahi “Beeldaaje” oo ka hadlay khilaafka baarlamaanka Somaliya iyo faragelinta shisheeye (dhegayso)

Prof: Yaasiin Xaaji Claahi “Beeldaaje” oo ka hadlay khilaafka baarlamaanka Somaliya iyo faragelinta shisheeye (dhegayso)

Prof: Yaasiin Xaaji Claahi “Beeldaaje” oo ka mid ah dadka sida weyn u falanqeeya siyaasadda Somaliya iyo tan caalamkaba ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir kaga hadlay khilaafka baarlamaanka Somaliya ee muddooyinkanba ka oognaa magaalada Muqdisho, kaas oo ka dhashay mooshinkii laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Max’ed Sh. Cismaan Jawaari

Yaasiin Beeldaaje ayaa sheegay in khilaafka joogtada ah ee madaxda Somalidu uu salka ku hayo faragelin dibadeed iyo siyaasad xumo hoggaanka Somalida ah oo is biirsaday, isagoo docda kalana ka hadlay Mamnuucistii DP World iyo arrimo kale.

Prof-ka ayaa magaalada Bossaso ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com