AU waxaa maanta magaalada Gaalkacyo “Aas Qaran” loogu sameyay Prof. Maxamed Jaamac Salaad oo 8 Agosto ku geeryooday dalka Taliyaaniga.
Aaska marxuunka ayaa waxaa ka soo qaybgalay xildhibano ka tirsan DFS, Puntland, wasiiro, maamulka gobolka, kan Puntland iyo Galmudug, iyo Issimo ay ugu horreeyaan Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, iyo dhakaatiirka gobolka.
Taariikhda Marxuunka hoos ka daalaco iyo Marstisoor:
Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha
http://allbanaadir.net/news.php?readmore=7934
U Jawaab Daljir Radiyo Buri halceliska