ONLF “Hogaamiyahan cusub fakerkii kii ka horeeyey ayuu ku shaqayn isbadal ma jiro”

ONLF “Hogaamiyahan cusub fakerkii kii ka horeeyey ayuu ku shaqayn isbadal ma jiro”

Rabshadihii kasocday dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sababay inuu xilka iska casilo madaxwayninihii dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar, iyadoona xilkiisa loo magacaabay wasiirkiisii maaliyadda iyo biyaha oo ay isku xisbi ka tirsanyihiin Axmed Cabdi Maxamed.

Afhayeenka ONLF Cabduqaadir Hirmooge Cadaani ayaa sheegay hogaanka cusub ee la magacaabay inuu wax isbadal ah ka keeni doonin dowlad deegaanka Soomaalida oo ay Itoobiya xoogga ku haysato, isagoona sheegay hogaamiyaha cusub inuu ka tirsanaa xisbigii talada hayay ee Cabdi Maxamuud Cumar uuna ku shaqaynayo fikirkiisii.

Hogaamiyaha cusub ayaa balanqaaday isbadal iyo inuu ku shaqeeyo rabitaanka shacabka gobolka.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    DALJIR.
    BEDEL EREY BIXINTA AH SOMALIDA ETHIOPIA.
    XAQIIQDU WAA (SOMALIDA AY HAYSATO ETHOIPIA)
    MAHADSANIDIN.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com