Site icon Radio Daljir

Olole Nadafadeed oo ka socda degmadda Burtinle (Daawo)

Degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa ka socda olole nadafadeed sido kalena lagula dagaalamayo geedku somaalidu u taqaano Geed Yuhuud.

Dowladda Hoose ee Burtinle iyo shacabka Xaafada Wadajir ayaa iska kaashanaya ololahan.

Exit mobile version