Site icon Radio Daljir

Ogeysiis | Xayeysiis: Saami Furan – Shirkadda Isgaarsiinta AMTEL | AMAL Group (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta AMTEL, qaybna ka ah AMAL Group waxa ay idin kugu bishaarayneysaa in ay si siman shaqada isgaarsiinta ugu bilaabi doonto gobolada Puntland iyo Soomaaliya oo dhan.

Adeegyada AMTEL waxaa kamid noqon doona isgaarsiin hufan, Internet xawaare sare leh, mobile money leh dhigasho iyo dhaqasho.

Hadaba  AMTEL waxa ay shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareynaysaa in  ay gacmo furan ku soo dhaweyneyso, uuna furanyahay saamiga maalgeshi ee AMTEL. Saamiga AMTEL waxa uu u furanyahay qof kasta oo raba in uu saami ku yeesho AMTEL, kana mid noqdo bahda AMAL Group.

AMTEL kala xiriir taleefoonka 614-88-07 ama Hormuud 0612-677-897. Ama kala xiriir Shimbirta iyo Wajibuug oo RIIX HOOS:

Amal Bank Somalia (@amal_bank) | Twitter

AMAl Bank Facebook

Ha u daymo la’aan AMTEL iyo sannadka 2018.

Dhegayso ogeysiiska iyo xayeysiiska AMTEL iyo AMAL BANK Group

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9c12ef0b01006e61e67464/Ogaysiis_Xayeysiis_AMTEL_Saami+furan_1-03-2018-30-12-2018.mp3?_=1
Exit mobile version