OGAYSIIS OGASYIIS: CARAFAAD HOSPITAL GAROWE, WAXAA FARIISAN DOONA DHAQTARKA ILKAHA

OGAYSIIS OGASYIIS: CARAFAAD HOSPITAL GAROWE, WAXAA FARIISAN DOONA DHAQTARKA ILKAHA

Dhamaan dadwaynaha waxa la ogaysiinayaa in uu Carafat Hospital Garowe ka hawl gali dono 14/03/2021 Prof. Siciid Axmed WALHAD (ENT) oo loo adi jiray BORAME kuna takhasusay qalinka iyo dawaynta xanunada Sanka, Dhagaha,iyo Cunaha ku dhaca.

Dhakharku wuxuu leeyahay khibrad ka badan 40 sano wuxuna ku samaynaya qalimada qalab casri ah.

Fadlan wixii faahfaahin ah kala xiriir 0906797169/6559492

#Arafathospital

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com