Ogeysiis Ogeysiis ku socda Dugsiyada Sare ee Puntland (dhegayso)

Ogeysiis Ogeysiis ku socda Dugsiyada Sare ee Puntland (dhegayso)

Waxaa lagu wargalinayaa dugsiyada sare ee Puntland in Radio Daljir uu qabanayo sanadkii 13aad barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee dugsiyada sare.

Hadaba waxaa iminkaba bilaabatay diiwaan galinta dugsiyada ka qaybgalaya tartanka.

Fadlan la xiriir oo iska diiwaan geli taleefanka numberkiisu yahay

0906 -612121 | Wixii cabasho ah fadlan wac: 6799970 | 0661260001 |0906-565645

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com