Site icon Radio Daljir

OGAYSIIS: AMAL Bank Burtinle waa Furanyahay Adeegna waa Kuula Diyaar

Bishaaro bishaaro iyo waliba hambalyo reer Burtinle. AMAL Bank waxay idin ku bishaaraynaysaa in AMAL Bank Burtinle uu adeeg u furanyahay. Hadaba booqo, akoon ka furo, kayd yeelo, oo dhaqdhaqaaqa akoonkaaga la soco. Akoon kaliya ma aha e adeegyada kala duwan ee AMAL Bank waxaa kamid ah:

  1. Deymaha ganacsiga
  2. Deymaha baaburta
  3. Deymaha hoyga
  4. Deymaha qalabka
  5. Deymaha mashaariicda

Halkan laguma soo wada koobi karo e orad oo booqo AMAL Bank Burtinle ama AMAL Bank MEEL KASTA.

AMAL Bank Burtinle | Siciid Cumar Xuseen – Maamule | Tel. 893.000 | 893.001 |  893.011 | 893.424

AMAL Bank Akoon ka Furo iyo Adeeg Casri ah! 

http://www.amalbankso.so/

 

Exit mobile version