Odyaaal iyo siyaasiyiin ku shiray Bosaso oo ka hadlay hakadka kujira shaqada dekedda Bosaso(dhegayso)

Odyaaal iyo siyaasiyiin ku shiray Bosaso oo ka hadlay hakadka kujira shaqada dekedda Bosaso(dhegayso)

Qaar ka mid ah odayaasha iyo siyaasiyiinta Bosaso oo horay xilal uga soo qabtay dowladda Puntland ayaa eedayn usoo jeediyay dowladda iyo shirkadda maamulaysa dekedda Bosaso, xilli ay wali hakad kujirto dhaqaaqii dekedda Bosaso maalintii lixaad oo ay ka socon wax dhoofin iyo wax soo dejin, kadib markii ganacsatadu ay sheegeen in lacago lagu kordhiyay doonyaha kusoo xiranaya dekedda lacagihii horay looga qaadi jiray.

Waa kuwaan qaar ka mid ah odayaasha iyo siyaasiyiinta oo ku shiray Bosaso waxa ay ka sheegeen hakad wali kujirta dhaqdhaqaaqa dekedda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com