Site icon Radio Daljir

Odayaasha Qardho oo Baaq u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inaysan dumin dhismayaasha ku xeeran dekedda Magaalada Boosaaso oo ballaarin lagu samayn doono.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597c4b5801010089575ea0aa/Odayaasha+degmada+jaiiban.mp3?_=1
Exit mobile version