Odayaasha Degaanka Cawsane ee gobolka Sanaag oo ku baaqay ilaalinta Degaanka (Daawo)

Odayaasha Degaanka Cawsane ee gobolka Sanaag, ayaa ku baaqay ilaalinta Degaanka, waxan ay sheegeen in ay jiraan meelo ka tirsan Degaanka Macag oo dhanka buurta Calmadow uga rogan Xeebta laga shido dhuxusha.

odayaasha ayaa sheegay in ay ka hawlgeli doonaan sidii loo joojin lahaa waxana ay Ugu baaqeen bulshada ay degaan wadaagtayihiin in ay arinta joojinta dhuxusha la qaataan si loo badbaadiyo degaanka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com