Nolasha Xolo dhaqatada Gobalka Karkaar oo laga dayrinayo (dhegayso)

Nolasha Xolo dhaqatada Gobalka Karkaar oo laga dayrinayo (dhegayso)

Qoysas farabadan oo ah dad xoolo dhaqato ah ayaa isugu soo guuray roobabkii bil ka hor ka da’ay degmadda Xaafuun ee gobolka karkaar, waxaana la soo sheegayaa in ay jiraan xanoono soo wajahay Xoolaha iyo dadka.

Noloshada dadka ku nool degmadda Xaafuun ayaa waxa ay ku tiirsanayd wax soo saarka Badda iyo Barigga.

Waxaanala soo sheegayaan in kaluumaysatadii degmadda ay dhamaantood badda isga soo baxeen ,kadib markii ay doonyahooda iyo qalabkiiba ay kala tageen doonyaha Jafiifka ah kuwaas oo dhibaato xoogan ku haya kaluumaystada Gobalkaas.

Yuusuf Siciid oo kamid ah waxgaradka degmadda Xaafuun ee gobalka karkaar ayaa Radio daljir u sheegay in dhibaatooyin baddan jiraan,wuxuna ka hadlay robaabkii ka d’ay gobalkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com