Nolasha Caruurta Balaashlayaasha ah Waa sidee? Boosaaso (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Waxaa kunool Caruur baddan oo nolasha qoyskooda ka maareeya Baalashka ,ama Kabaha la Caseeyo,iyago qaar baddan oo caruurta ah kamid ah ay ku tiirsanyihiin Caruur farabadan.

Wariye Raaqiyo Ruun oo kamid ah Wariyaasha Xarunta Daljir Boosaaso ayaa Booqatay suuqa Boosaaso iyo goobaha dhalinyaradaas isugu yimadan Warbixintan ayaay ka diyaarisay


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Nolasha Caruurta Balaashlayaasha ah Waa sidee? Boosaaso (dhegayso)”

  1. Caaisho

    Waxaan arbaa garaba

  2. Hani

    Waxaan arbaa garaba

U Jawaab Hani Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com