Nolasha Caruurta Balaashlayaasha ah Waa sidee? Boosaaso (dhegayso)

Nolasha Caruurta Balaashlayaasha ah Waa sidee? Boosaaso (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Waxaa kunool Caruur baddan oo nolasha qoyskooda ka maareeya Baalashka ,ama Kabaha la Caseeyo,iyago qaar baddan oo caruurta ah kamid ah ay ku tiirsanyihiin Caruur farabadan.

Wariye Raaqiyo Ruun oo kamid ah Wariyaasha Xarunta Daljir Boosaaso ayaa Booqatay suuqa Boosaaso iyo goobaha dhalinyaradaas isugu yimadan Warbixintan ayaay ka diyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com