Site icon Radio Daljir

NISA oo sheegtay in duqayn Diyaaradeed lagu dilay xubno Shabaab ka tirsan

Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka  dowladda Soomalaiya ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay maata waxa ay ku sheegeen in duqayn diyaaradeed lagu dilay laba xunood oo ka tirsan Al-shabaab .

 

“Xubin sare oo Al-Shabaab ah, kuna sugnaa degmada Kunya Barow, una qaabilsanaa soo aruurinta dakhliga, ayaa waxaa 25/10/2018 gantaal ku dilay xulufada ciidanka amniga Soomaaliyeed, Dhaqaalaha uu shakhsigan soo aruursho ayaa lagu gumaadi jiray shacabka”ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka NISA.

Exit mobile version