Site icon Radio Daljir

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Al-shabaab ka tirsan oo ku taqasusay Qaraxyada

Sida lagu baahiyay barta Twitter-ka  ee Hay,ada NISA ,  howlgalkan ayaa dhacay 23-kii bishan October oo shalay ku beegneyd.

Qoraakla ka soo baxay Hay,ada  NISA ayaa lagu yiri sidan hoos ku xusan:

 

Ciidanka Amniga, ayaa maanta oo ku beegan 23-ka Octoobar, kasoo qabtay X-koontarool xubin ee AS ah oo khabiir ku ah qaraxyada. Holwgalkaan wuxuu qeyb ka yahay dadaalada lagu sugayo amniga. Aan si wadajir ah uga hortagno qarax maleegayaasha.#NISA

— NISA (@HSNQ_NISA) October 23, 2018

Exit mobile version