Nin xalay wiil iyo aabihii ku dilay Gaalkacyo oo la qabtay

Nin xalay wiil iyo aabihii ku dilay Gaalkacyo oo la qabtay

Duqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Maxamuud Yaasiin Tumay ayaa sheegay in lasoo qabtay nin xalay wiil iyo aabihii ku dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxaa uu sheegay ninka dilka gaystay horay inuu uga mid ahaa ciidamada ammaanka ee Gaalkacyo, balse looga ruqseeyey xanuun dhanka neerfaha oo helay.

Waxaa uu sheegay inay baarayaan jihadii uu qoriga ka helay ninkan ku eedaysan inuu dilka gaystay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com