Nin hubeysnaa oo Rasaas ku furay goob ay ka socotay xafdlad Aroos ah gobolka Mudug

Nin hubeysnaa oo Rasaas ku furay goob ay ka socotay  xafdlad  Aroos ah  gobolka Mudug

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay mid kalena wuu uu ku dhawacmay kadib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay xaflad Aroos oo ka socorat deegaanka Lalubshe ee gobolka Mudug

Ninka falkan gaystay ayaa waxaa lagu soo waramaya in madaxa looga jiray.

Ciidamada amniga ayaa goobta gaaray oo gacanta ku soo dhigay ninkii falka gaystay.

Dhacdadan ayaa ah mid aan horay looga baran deegaanka, waxayna argagax galiyay bulshadii ku dhaqnayd deegaanka Lalubshe.

Diiwaanka warka.

radio Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com