Site icon Radio Daljir

Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland oo Lagu Dhawaaqay (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad ee sanad dugsiga dhexe.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5985a2e4030100e8f6073d2a/PR+ABSHIRx.mp3?_=1
Exit mobile version