Site icon Radio Daljir

Nabadoonada Puntland oo ka Hadlay Shirkii kismaayo & Arrimo Kale (dhegayso)

Nabdoon Siciid Maxamed oo kamid ah Nabadoonada Gobalka sool,gaar ahaan degaanka Tukaraq oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan shirkii kusoo dhamaaday magaaladda kismaayo ee xarunta Jubbaland ee Madaxda maamul gobaleedyadda.

Dhinaca kale Nabadoonka ayaa ka hadlay siyaasiyiin la magac baxay madasha Samatabixinta Puntand oo shalay ciidamada Amaanka Puntland xabsiga dhigeen isago soo dhaweyeey in la xiro wixi amaanka Puntland wax u dhimaya.

Faarax yemani oo Daljir Garowe jooga ayaa waraystay Nabadoonka oo Tukaraq jooga.

dhegayso Waraysiga

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e1df970801004c2adb678a/Nabaddoon+saciid.mp3?_=1
Exit mobile version