Nabadoonada Gobalka Bari oo soo dhaweyaay Heshiiskii Saxadheer (dhegayso)

Nabadoonada Gobalka Bari oo soo dhaweyaay Heshiiskii Saxadheer (dhegayso)

Nabadoonada Gobolka Bari ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii dhawaan ay kala saxiix deen Beelihii ay dirirtu ay ku dhexmartay Deegaanka Saaxdheer ee koonfurka Gobolka Sool.

Dhanka kale Nabadoonada ayaa waxa ay soo dhaweeyeen Socdaalka Nabadeed ee Beeldaaje Maxamed Beeldaje Ismacil Beeldaje Xaaji Abdulahi Uu Ku Marayey Deegaanka Xumbays iyo Qodax .ee Gobolka bari.

Nabadoon C/diqaadi Axmed Xarago , Waa Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari Wariye Xasan Heykla ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com