Site icon Radio Daljir

Nabadoonada Gobalka Bari oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cagaare (dhegayso)

Nabadonada Gobolka Bari oo maanta soo booqday istuudiyaha idaacada daljir Bosaaso ayaa baaq nabaddeed udiray beelaha walaalaha ah ee kudagaalamaya maanta deegaanka cagaaran ee gobalka Sool,iyago ku baaqay in dagaalkaas Shuruud la aan la joojiyo.

Nabadoonada maanta baaqan diray waxaa kamid ah , Nabadoon Cismaan Cabdiraxmaan siciid Nabadoon Cismaan Cabdiraxmaan siciid.

Hoos kadhegayso Codka Nabadoonada

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3e42fc030100783e7b7d70/NABADOONADA+BARI+.mp3?_=1
Exit mobile version