Nabadoon Yaasin CabdiSamad: “Xooladhaqata Galmudug ha la Nabadgaliyo”

Nabadoon Yasiin Cabdisamad oo kamid Nabadoonada gobolka Mudug oo maanta Radio Daljir waraysi siiyey ayaa nooga warramay arrimo badan oo dhamaantood quseeya xaaladaha Gobolka Mudug iyo Guud ahaan Puntand

Nabadoonka ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Magaalada Gaalkacyo iyo heshiiskii ay kala saxiixdeen Puntland iyo Galmudug. Nabadoonka ayaa sidoo kale ka hadlay dadka xooladhaqatada reer Galmudug ee u soo hayaamay degaanada Puntland, wuxuuna shacabka iyo dowladda Puntland ugu baqaay in la nabadgaliyo dadkaas dhibban.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Nabadoon Yaasin CabdiSamad: “Xooladhaqata Galmudug ha la Nabadgaliyo””

  1. Hadaad tihiin Radio Daljir

  2. Codka lama dhegesan kare maxaa idinka qariban

    1. J

      cismaan waa dhankaaga oo codku waa OK dhankeenna!

U Jawaab Osman Bare Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com