Site icon Radio Daljir

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: ” Waxaan ku qanacsanahay sida ay maxkamada kiiska Hodan u wado.

Ehelada marxuumada Hodan Axmed Maxamed oo dil loogu geystay Garoowe Abril 2019 ayaa wasaaaradda haweeka wasaaradda cadaalada iyo xafiiska xuquuqul insaanka ku eedeeyey inay ka gaabiyeen kiiska gabadhooda .

Exit mobile version