Nabadoon Xuseen Guuleed:“Jiritaanka Puntland waa muqadas“(dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Xuseen Guuleed:“Jiritaanka Puntland waa muqadas“(dhegayso)

Nabadoon Xuseen Guuleed oo kamid ah waxgaradka degmada Burtine  oo maanta  waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay  in  shacabka Burtinle  ay

Boosaaso: Beesha dashiishe oo kulan lagu tageerayo doorashada qof & cod qabtay
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Kenya oo sii daysay muwaadin Soomaali-New Zealander ah

Nabadoon Xuseen Guuleed oo kamid ah waxgaradka degmada Burtine  oo maanta  waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay  in  shacabka Burtinle  ay ka soo horjeedaan isku day kasta oo lagu doonayo in  lagu dumiyo dowladda Puntland.

 

waxa uu sheegay in ay gacan bir ah ay iskaga qaban doonaan shaqsiyaadka dhaqaalaha lagu soo siiyay isku dirka shacabka iyo dowladooda.

wariye Farateeb ayuu uwaramay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: