Site icon Radio Daljir

Nabadoon Xaarin: “Madaxweyne Gaas Ha Naga Qanciyo Ballanqaadkii uu Qaaday” (dhegayso)

Nabadoon Xaarin oo kamid ah hugaanka iyo waxgaradka gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo ayaa waraysi dheer oo uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo badan oo quseeya Puntland, madaxweynaha Gaas, iyo ballamo isimada gobolka Mudug ay la galeen Madaxweynaha.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5982efff010100f5c2627073/codka+nabadoonka.mp3?_=1
Exit mobile version