Nabadoon Xaarin ” Anaga Dulqaadkii Waa Naga dhamaaday Galmudug Waan iska dhicinaynaa” (dhegayso)

Nabadoon Cabdulcasiis Aw Yuusuf Maxamed (Xaarin) oo Kamid ah Odayaasha Magaaladda Gaalkcyo oo Maanta Daljir la hadlay aya ka hadlay Dilaal kadhacay Bariga Gobalka Mudug ,kuwaas oo loo geeystay dad shacab ah. Xaarin ayaa sheegay in Puntland Dul qaadkii uu kadhamaday ,isla markaana ay dagaal la gali donaan Galmudug oo uu shegay inay jabisay heshiisyo … Continue reading Nabadoon Xaarin ” Anaga Dulqaadkii Waa Naga dhamaaday Galmudug Waan iska dhicinaynaa” (dhegayso)