Site icon Radio Daljir

Nabadoon Xaad: “In Wax La Xiro oo Wax la Dilo waa Shaqada Dowladda … Dowladda Dadka Korkiisa lagu Wadaa!” (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay gudbinta Qalbidhagax loo gudbiyey Itoobiya. Hadalo xanaf badan iyo eedeeymo ayaa la isku weydaarsaday wararka ku saabsan in Dawladda Soomaaliya ay Itoobiya ku wareejisay Cabdikarin Qalbidhagax.

Nabadoon Xaad ayaa si adag u taageeray dowladda Soomaaliya, eeddana dusha uga tuuray “dowlad-diidka iyo nabad-diidka Soomaaliya” oo uu ku timaamay cadowga Soomaaliyeed.

Nabadoon Xaad ayaa yiri yaan dadka la jaahwareerin oo yaan loo dhego-nuglaan cadowga Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ac32600a0100ea28b0ebdf/Codad+oday+Xaad+iyo+Axmad+Diiriye_qalbidhagax_3+sept+17.mp3?_=1
Exit mobile version