Site icon Radio Daljir

Nabadoon Salaad Jaamac oo Ka Hadlay Colaadda Ka Soo Cusboonaatay Miyiga Mudug (dhegayso)

Salaad Jamac Warsame oo ka mid ah nabdoonada degmada Saaxo oo Radio Daljir Warsisiyay ayaa ka hadalay colaad mudooyinkii danbe ka soo cusboonatay Deegaano katirsan Gobolk Mudug.

Nabdoon ayaa sidoo kale ka hadalay shirarka xalka loogu Raadinayo coladas oo ka socday malmihii lasoo dhafay Magalada Galkacyo EE xarunta Gobalka Mudug   Shafici Abdulkadir Warsame oo Ku sugan Daljir Galkacyo ayaa waraystay Nabdoonka.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594104620301004dd2705c14/Salaad+Jamac+Warsame+.mp3?_=1
Exit mobile version