Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu caleemasaray Nabadoon Cusub oo lagu magacaabo Jaamac Abshir Cumar,iyado Caleema saarkiisa ay k

Maxaa Ka Soo Baxay Kulamadii Farmaajo Madaxda Kula Yeeshay Riyaad (dhegayso)
Kheyre oo khudbad ka jeediyay Shirka Dooxa( Akhriso)
Maraykanka iyo AMISOM oo Sheegay in Awoodii Alshabaab Yaraatay

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu caleemasaray Nabadoon Cusub oo lagu magacaabo Jaamac Abshir Cumar,iyado Caleema saarkiisa ay ka qayb galeen Maamulka degmadda iyo Nabadoonadda Magaaladda Burtinle qaar kamid ah.

Qaar kamid ah martidii ka qayb gashay Caleema saarka Nabadoonka ayaa Alle uga baryaay in uu xilkaas u Fududeeyo,iyado ay kula dardaarmeen inuu ka shaqeeyo Cadaaladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: