Nabadoon Gaani, “Ma Jiraan Reer Guuraa loo Diidey in ay Daaqaan Puntland” (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Gaani, “Ma Jiraan Reer Guuraa loo Diidey in ay Daaqaan Puntland” (dhegayso)

Nabadoon Gaani Xuseen Siciid oo kamida Nabadoonada Puntland gaar ahaana Gobolka mudug ayaa ka hadalay xalado badan oo dhamaantood quseeyaha Puntland i

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta ka hadlay Arrinta Qudus (Sawiro)
Gudiga Gurmadka Gardafuu oo ka jawaabey Cabashadii Siyaasiyiinta Gobolkaas (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Sagootiyey Ra’iisu-wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaliya.(Sawiro)

Nabadoon Gaani Xuseen Siciid oo kamida Nabadoonada Puntland gaar ahaana Gobolka mudug ayaa ka hadalay xalado badan oo dhamaantood quseeyaha Puntland iyo dadka reer guragaa ee ka soo hayaamay dhanka Galmudug oo uu shegay in ay jiraan odayaal reer Galmudug ah isla markasna idaacadaha ka sheegay in dadkaas xooladhaqatada naqii loo diiday.

Dhanka kalena, nabadoonka ayaa ka hadalay Ganacsiga magalada Gaalkacyo oo manta xiran taas oo keentay Lacagta shilin soomaaligaa oo qayb kamida ay Ganacsatadu diideen.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: