Gaalkacyo – Nabadoon Faracadde: “Nabad iyo Wadahadal baan Rabnaa iyo Maatadaan Laynaynaa isma Raacdo”

Gaalkacyo – Nabadoon Faracadde: “Nabad iyo Wadahadal baan Rabnaa iyo Maatadaan Laynaynaa isma Raacdo”

Iyada oo aan weli la hubin sansaanta wadahadaladii u dhexeeyey Puntland iyo Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo waxaa wadahadalo ku yeeshay waxgaradka Gobolka Mudug Puntland.

Wadahadalka odayaasha Mudug ayaa salka ku hayey hanaanka ay ku sii socon karaan wadahadaladu waxaana jira qodobo ay aasaas uga dhigeen qabsoomida wada hadalka si looga mira dhaliyo guul laga gaaro isfaham dhexmara dhinacyada.

Hadaba markii uu soo idlaaday kulanku ayaan waxaan si wada jir ah Daljir ugu waramay Nabadoonada kala ah Nabadoon Cabinaasir Cigaal Xirsi Faracade, Nabadoon Gaani Xuseen Siciid, iyo Nabadoon Xabiib Xirsi Barre Xaalays.

Jamaal Faarax Aadan ayey u warrameen. Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com