M/weyne Faroole oo bogaadiyey ciidanka amniga ee Puntland & dhaleeceeyeyna warbixino laga qoray Puntland.

Bossaso, Mar 23 – M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole oo ay weheliyaan madax ka tirsan golayaasha dawlada Puntland ayaa safar hawleed uga bilawday magaalada Bossaso. M/weyne Faroole oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in ujeedada safarka waftigu ay tahay la shaqaybta maamulka cusub ee gobolka, isaga oo intaa ku daray in mudada uu waftigu joogo Bossas ay shirar wadatashi ah la yeelan doonaan madaxda gobolka, Issimada, iyo shacabka gobolka Bari.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com