Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)

Waxaa saaklay xiran inta badan suuqa wayn ee ganacsiga ee magaalada Bosaso, iyadoo dhanka kalle ciidamo katirsan dowladda la dhigay waddooyinka gala suuqa kuwaasi oo dowladda ay sheegtay inay ka hortagayaan dad amaan xumo ka wada magaalada Bosaso.

Xirnaashiyaha suuqa ayaa salka ku haya khilaafka dowladda iyo ganacsatada ee ka taagan dekedda Bosaso, hadaba muxuu yahay waxyaabaha arrimahan ay salka ku hayaan, dhibaatadase ugu badanse sidee ayay u saamaynaysaa bulshada danyarta ah xarig jiidka labada dhinac.

Maxamed Cabdi Cusmaan oo ah nin ganacsiga waqti dheer kusoo jiray arimaha dekdda Bosasona si dhow ula socday ayaa u waramay radio Daljir, Maxamud Cabdi Ibrahim ayaana waraystay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)”

  1. Daljir Markaa rabtaan in aad qof ka wareystaan arimaha taagan ee dekeda ninkan ma abaarin mowduuca waxa uu gafay barlamankii maxa ka galay heshiishka DP world

U Jawaab Dhegayso Ganacsatada Boosaao Oo Shidaalkii 20 Dollar Kordhiyay Halkii fuusto Markii Dp_wold Khidmaddii Fuustada 1 Dollar Ka Dhigtay | Puntland Observer Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com