Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

Sida uu kusoo waramayo wriyaha Daljir ee Muqdisho waxaa maanta kulan xaasaasi ah kuleh magaalada Muqdisho Xildhibaanada Baaarlmaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa loo diray farriin qoraaleed ku saabsan mooshin ku saabsan doorashada qaranka.

Warar ayaa sheegaya in inuu jiro qorshe muddo kordhin ah oo labo sano ah, waxaana loo yeeri doonaa Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran.

Amaanka Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana la geeyay waddooyinka soo gala xarunta baarlamaanka ciidamada xoogga dalka.

Daljir kaLasoco warbixinta baarlamaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com