Prof. Cabdiwahaab Sh Cabdisamad: Imaaraadku waxa ay Yamen ka sameeyeen bay Soomaaliya ka sameyn karaan (dhegayso)

Prof. Cabdiwahaab Sh Cabdisamad: Imaaraadku waxa ay Yamen ka sameeyeen bay Soomaaliya ka sameyn karaan (dhegayso)

Prof. Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo falaanqeeya siyaasadda Soomaaliya, kuna nool Nayroobi, Kenya, ayaa Radio Daljir uga warramay halka uu ku danbeyn karo muranka ka taagan arrinta dekadda Berbera iyo heshiiska ay wada galeen Shirkadda DP World, Itoobiya iyo Somaliland.

Cabdiwahaab oo ka hadlay jawaabaha kala danbeeyay ee Dawlada Soomaaliya ayaa ku tilmaamay guul u soo hoyatay ummadda Soomaliyeed oo mudo go’aano noocaas ah aysan dawladoodu qaadan intii burburka lagu jiray, wuxuuna sheegay in dalku uu gali doono dagaal dheer oo xagga sharciga ah.

Cabdwahaab oo aan weydiinay danaha Imaaraadka ee Bariga Afrika iyo halka ay ku wajahan yihiin iyo isriixriixda wadamada Bariga Dhexe, waxa uu u waramay CabdiXakiin Xuseen, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com