Site icon Radio Daljir

Muwaadin laga soo dayeey xabsiyadda dalka iraan oo Muqdisho gaaray (Daawo)

Dhalinyaradaan Maxaabiista ku ahaa dalka Iiraan ee dalkooda hooyo dib ugu soo laabtay ayaa waxaa Hoggaaminayey Danjire Maxamed Xuseen Owliyo oo dadaal dheer ka geeystay sii deynta Dhalinyaradaan.

Qaar kamid ah Dhalinyarada laga soo daayey Xabsiyada dalka Iiiraan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u mahad celiyey Maxamed Xuseen Owliyo oo gacan ka geeystay sii deyntooda.

Danjire Maxamed Xuseen Owliyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay soo deynta dhalinyaradaan, isaggoo tilmaamay in dadaal badan uu u galay siddii uu soo deyn lahaa, Maadaama Soomaaliya iyo Iiraan aysan laheyn Wax Cilaaqaad ah.

Exit mobile version