Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Falaanqeyn shirka suuqgeynta shidaalka Soomaaliya ee London iyo danta dalka (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Falaanqeyn shirka suuqgeynta shidaalka Soomaaliya ee London iyo danta dalka (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa Shirka lagu suuqgeynayo shidaalka Soomaaliya oo 7-da bishan ka furmi doona magaalada London iyo ahmiyada uu shirkan u leeyahay Soomaaliya .

Su’aalaha la isweydiin doono waxaa kamid ah:

Mala joogaa xiligii ay Soomaaliya la soo bixi lahayd shidaalka kujira dalka  marka la fiiriyo dhinaca amnigi oo gobolada la sheegay in shidaalka uu ku jiro intooda badan ay gacanta ku hayaan Argagixisada? Tan kale, sidee bay Soomaalidu ugu heshiin doonaan kheyraadka dalka?

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com